augusti 15, 2011

Heestii Magacygu waa Canab

Heesta magacaygu waa canab waa hees ka tarjumaysa dhibaatada baahsan ee gumaysiga Itoobiya uu ku hayo Shacabka soomaalida Ogaadeenya. Dhulkaas waxaa ka socda xasuuq baahsan oo ay Itoobiya doonayso inay ku xasuuqdo dadkaas aan waxba galabsan si ay marka ay dadka dhammaadaan uga faa,iidaysato batroolka iyo gaaska ceegaaga dhulka Soomaalida Ogaadeenya. Cid kasta oo daawata hestan waxaan ka codsanayaa inay taageero halganka xaqa ah ee la rabo in shacabka soomaaliyeed ee Itoobiya gumaysato lagaga saaro gumaysiga.

Inga kommentarer:

Skicka en kommentar